Recomienda este artículo a tus amigos:
Saanqaad Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Saanqaad
Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Waa dood ku salaysan eedayn carruurta Soomaaliyeed ku oogeen waalidka Soomaaliyeed, oo maxkamad la isla tegey. Arag tusaale yar. "Garsoore, waxaa idin soo koriyey awooweyaashayo iyo ayeeyoyaashayo. Marna dagaal sokeeye oo sidaan oo kale u xun aayihiinna eber ugama dhigin. Dhibta aad ka hadlayso idinka baa keenay. Si aan berri dalka u hananno oo aan idiin nasinno, annaku barbaarin wanaagsan baan idin ku leennahay. Meelihii aan ku ciyaari lahayn oo 24 malyan oo afka Soomaaliga ku hadasha ka dhexeysa idinka ayaa qashin ku qabay, ama miinooyin ku xabaalay, ama guryo ka dhistay. Carruurtii aan la ciyaari lahayn waxa aad isugu kaaya sheegteen beelo aan isu gelin. Maanta, halkan, caddaalad baan u fadhinnaa."
| Medios de comunicación | Libros Paperback Book (Libro con tapa blanda y lomo encolado) |
| Publicado | 11 de febrero de 2018 |
| ISBN13 | 9781985346635 |
| Editores | Createspace Independent Publishing Platf |
| Páginas | 132 |
| Dimensiones | 127 × 203 × 7 mm · 136 g |
| Lengua | Somali |
Mas por Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Mostrar todoVer todo de Cali M Cabdigiir (Caliganay) ( Ej. Paperback Book )