Furfur Iyo Filanwaa - Cali M Cabdigiir (Caliganay) - Libros - Createspace Independent Publishing Platf - 9781540733115 - 30 de noviembre de 2016
En caso de que portada y título no coincidan, el título será el correcto

Furfur Iyo Filanwaa

Precio
$ 16,49
sin IVA

Pedido desde almacén remoto

Entrega prevista 17 de jun. - 6 de jul.
Añadir a tu lista de deseos de iMusic

Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya wax qumman lagama qorin. Aamina oo Xamar ku dhalatay kuna kortay waxay dagaalka sokeeye ku weyday reerkoodii oo dhan iyo barbaar ay Jaamacadda Ummadda ee Soomaaliya ka wada baxeen aadna isu jeclaayeen. Aamina, dhibtaas magaalada Xamar ku qabsatay kuma halmaamin dalkeeda oo ay aad u jeceshahay iyo Soomaalinimada oo aad ugu fog. Haddana, mar kale bay nin isjeclaadeen mucjisada DNA ama hiddesidaha baa walaalkeed ka dhigtay. Sida DNa ama hiddesiduhu u caddayn doono walaaltinimada iyana waa arrin amakaag ah oo dhab noqotay, iyada oo ninku London ee boqortooyada Ingiriiska ku dhashay.

Medios de comunicación Libros     Paperback Book   (Libro con tapa blanda y lomo encolado)
Publicado 30 de noviembre de 2016
ISBN13 9781540733115
Editores Createspace Independent Publishing Platf
Páginas 218
Dimensiones 152 × 229 × 12 mm   ·   299 g
Lengua Somali  

Mas por Cali M Cabdigiir (Caliganay)

Mostrar todo