Raadraac - Cali M Cabdigiir (Caliganay) - Libros - Createspace Independent Publishing Platf - 9781546751564 - 16 de mayo de 2017
En caso de que portada y título no coincidan, el título será el correcto

Raadraac

Precio
$ 36,49
sin IVA

Pedido desde almacén remoto

Entrega prevista 15 de jun. - 2 de jul.
Añadir a tu lista de deseos de iMusic

"Intii qar jirey quruurux isna waa jirey," amaba haddii si kale loo yiraahdo, intii kookan dad ku noolaa, Soomaali iyana waa ku noolayd. Sooyaalka uu hadda hayo, dadku waxa uu ugu horreyn ka daqaqamay Afrikada Bari, gaar ahaan Itoobiya. Haddaba, Raadraac waxa uu culayska saarayaa sooyaalka xeebaha Soomaaliya-oo waxa hor looga yiri iyo dhabtu ay aad u kala durugsan yihiin. Dadka dalka Uustaraaliya loogu tegey oo 50,000 dabshid (nur) [The Atlas of Human Migration by Russel King, p20] in ay halkaas tageen la soo dambeysiinayo xaggee ka tageen? Soomaaliya ma tahay? Ciddii u horreysay oo qalab badda lagu goosho samaysa Soomaali ma tahay? Sooyaalka guud ee aadanaha baa arrintaas wax ka qiraya. Degmada Xaafuun oo weli birriga ku xiran gaar bay u caasiyoobi doontaa, ee waa goorma? Si tuhunkaas wax looga ogaado, Raadraac waxa uu doomaysi ka bilaabayaa magaalada Jabuuti ee isgoyska badda Cas iyo Gacanka Cadmeed-halka uu geeddiga ku furayo tuulada Kaambooni ee soohdinta Soomaaliya iyo Keenya. Tuulo ama magaalo kasta oo xeebaha taal, iyo jasiirado badan oo Soomaali badan aysan laba socon in ay dalka Soomaaliya ka mid yihiin, mid-mid baa looga hadlayaa. Arrimo cusub oo amakaag iyo dhiirrigelin intaba kugu dhalin doona baa dhiganuhu kuu soo bandhigayaa. Haddana, Raadraac waxa uu doonayaa in halkaas laga sii ambaqaado, oo sooyaalka Soomaalida aan dib dambe aan cid kale marti loogu noqon.

Medios de comunicación Libros     Paperback Book   (Libro con tapa blanda y lomo encolado)
Publicado 16 de mayo de 2017
ISBN13 9781546751564
Editores Createspace Independent Publishing Platf
Páginas 174
Dimensiones 152 × 229 × 11 mm   ·   331 g
Lengua Somali  

Mas por Cali M Cabdigiir (Caliganay)

Mostrar todo