Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre Iyo Jabhaddii Snm - Sayid-axmed M. Yuusuf (Dhegey) - Libros - Books On Demand - 9789174635782 - 19 de enero de 2015
En caso de que portada y título no coincidan, el título será el correcto

Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre Iyo Jabhaddii Snm Somali edition

Precio
$ 27,49
sin IVA

Pedido desde almacén remoto

Entrega prevista 25 de jun. - 8 de jul.
Añadir a tu lista de deseos de iMusic

Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa. Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u dhacay, dhimashadii, dhaawicii iyo qaab-dagaalkii guud ahaaneed. laakiin waxa uu diiradda saarayaa sababtii keentay dagaalka iyo saamayntii uu dad iyo dalba ku yeeshay.

Medios de comunicación Libros     Paperback Book   (Libro con tapa blanda y lomo encolado)
Publicado 19 de enero de 2015
ISBN13 9789174635782
Editores Books On Demand
Páginas 270
Dimensiones 14 × 148 × 210 mm   ·   326 g
Lengua Somali  

Mas por Sayid-axmed M. Yuusuf (Dhegey)

Mostrar todo