Recomienda este artículo a tus amigos:
Baro Diintaada Abdulaziz Mohamed Oogle
Baro Diintaada
Abdulaziz Mohamed Oogle
Kitaabkan waxaan u bixiyay Baro Diintaada, anigoo ugu magac daray isla barnaamijka hirgalay ee bulshada muslimiintu meel ay joogaanba u riyaaqeen waa barnaamijka ka baxa baraha bulshada iyo qaybo kale oo warbaahinta kamida waxa la dhahaa "Barnaamijka Baro Diintaada" waa barnaamij bulshada lagu waydiiyo su'aalo diiniya kadibna la gudoonsiiyo abaalmarino kala duwan. Sida aan marar badan sheegnay barnaamijkaas ujeedadiisu maaha in dadka la imtixaamo ee kaliya waa in la jeclaado diinta Islaamka ee macaan. Si hadaba barnaamijkaas looga wada faa'idaysto waxa nagu dhalatay inaan ka qorno kitaab koobsanaya su'aalaha iyo jawaabaha diiniga ah ee kusoo baxa magaca barnaamijka.
| Medios de comunicación | Libros Paperback Book (Libro con tapa blanda y lomo encolado) |
| Publicado | 25 de diciembre de 2021 |
| ISBN13 | 9781716133909 |
| Editores | Lulu Press |
| Páginas | 150 |
| Dimensiones | 148 × 210 × 8 mm · 185 g |
| Lengua | Somali |
Ver todo de Abdulaziz Mohamed Oogle ( Ej. Paperback Book )