Ciirsila - Cali (Caliganay) - Libros - Createspace Independent Publishing Platf - 9781540725226 - 29 de noviembre de 2016
En caso de que portada y título no coincidan, el título será el correcto

Ciirsila

Precio
$ 18,99
sin IVA

Pedido desde almacén remoto

Entrega prevista 15 de jun. - 2 de jul.
Añadir a tu lista de deseos de iMusic

Marar badan baa cadaab magac ahaan loo sheegaa, haddana dad baa nolosha ay maraan cadaab u tahay. Falxado koonka korkiisa cadaab bay ku martay, rajonimo, jacayl yaraan ku galay ayna calfan weyday oo la dhaafiyey, kufsi haddana la damcay in ninkii kufsaday loo guursho. Ciribxumadii Gartii canjeelku waxay keentay carar iyada oo uu uur ku yeelatay kufsigii. Iyada oo will sidata baa haddana la qafaashay addoon ahaanna loo iibshay Soomaaliya gudaheeda. Dal Carbeed baa lagu addoonsan jirey iyada iyo wiilkeedii, haddana la sii kala iibshay. Falxado waxa ay Ciirsila qoraysaa iyada oo 52 jir ah kuna nool boqortooyada Ingiriiska.

Medios de comunicación Libros     Paperback Book   (Libro con tapa blanda y lomo encolado)
Publicado 29 de noviembre de 2016
ISBN13 9781540725226
Editores Createspace Independent Publishing Platf
Páginas 324
Dimensiones 133 × 203 × 17 mm   ·   335 g
Lengua Somali