Soodoog - Cabdulqaadir C Diiriye - Libros - Garanuug Limited - 9780995753389 - 1 de julio de 2020
En caso de que portada y título no coincidan, el título será el correcto

Soodoog

Precio
$ 19,99
sin IVA

Pedido desde almacén remoto

Entrega prevista 12 de jun. - 1 de jul.
Añadir a tu lista de deseos de iMusic

Qofkii dumar ah ee soo muuqataba waxay la raacaysay indhaha, waayo ma garan karto sida saaxiibteed Xaawo u ekaatay soddon iyo kow sano oo ay kala maqnaayeen. Waxaa maskaxdeeda dhex mushaaxayay mawjado xusuus ah oo macaan iyo kharaarba leh, oo yaraanteedii iyo xaafaddii ay ku kortay dib ugu celinayay. Sawaxanka dadka, guuxa gawaarida, iyo dabaylo ka dhacayay garoonka diyaaradaha ayaa hadba kala goynayay xusuustaas fog ee Faadumo dhex muquuranaysay.

Medios de comunicación Libros     Paperback Book   (Libro con tapa blanda y lomo encolado)
Publicado 1 de julio de 2020
ISBN13 9780995753389
Editores Garanuug Limited
Páginas 172
Dimensiones 129 × 198 × 10 mm   ·   172 g
Lengua Somali  

Mere med samme udgiver