Wadajir Baa Awood Leh - Abdirahman M Abtidoon - Libros - Galool - 9780957026964 - 15 de febrero de 2017
En caso de que portada y título no coincidan, el título será el correcto

Wadajir Baa Awood Leh

Precio
$ 19,49
sin IVA

Pedido desde almacén remoto

Entrega prevista 16 de jun. - 3 de jul.
Añadir a tu lista de deseos de iMusic

Sheekadan "Wadajir baa awood leh" waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wadajirka uu leeyahay iyo dhibta ka iman karta kala tagga iyo iskaashi la'aanta. Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; "Far kaligeed fool ma dhaqdo" iyo midda kale ee oraneysa "Gacma wadajir bey wax ku gooyaan," sidoo kale suugaanleyda ayaa maansooyinkooda in badan uga hadla wadajirka bulshada iyo tafaraaruq hadduu yimaado cawaaqibka laga dhaxli karo. Sidaa si la mid ah ayey u soo qaataan sheekadan iyo kuwa la mid ahba. Ugu dambeyntii waxaan rajeynayaa in buuggan uu noqdo mid xoojiya ku baraarugga wadajirka. Cabdiraxmaan M. Abtidoon AMA Books ABOUT THE ARDAA SERIES: The ARDAA series is designed and published for Somali speaking/learning children. The books in this series are written by different writers, the stories within ARDAA are fictional, some are folktales and others are original works. The writers of ARDAA have one thing in common - the love for Somali traditions and customs.

Medios de comunicación Libros     Paperback Book   (Libro con tapa blanda y lomo encolado)
Publicado 15 de febrero de 2017
ISBN13 9780957026964
Editores Galool
Páginas 46
Dimensiones 216 × 216 × 3 mm   ·   131 g
Lengua Somali  

Mere med samme udgiver